Home arrow News in English arrow Politics | Somalia arrow Dawladda Soomaaliya oo Sheegtay in ay ka Hortageyso Al-Shabaab
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:828
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:342
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:756
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1222
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:447
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 13 2008
Dawladda Soomaaliya oo Sheegtay in ay ka Hortageyso Al-Shabaab
Written by Ali Moallim   
Thursday, 13 November 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Dawladda Faderaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Ururka Al- Shabaab ay isku balaariyeen deegaanada Gobalka Shabeelada Hoose ay tahay mid keenaysa dagaalo ka qarxa Gobalkaasi, waxaa ay Dawladda diyaarineysaa Ciidamo ay udirto Gobalkaasi.

 

Shalay ayaa laga soo cayriyey Magaalada Marka Maamulkii ka ariminayey iyo Ciidamadooda, kuwaai oo usoo dhaqaaqey dhanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

 

Taliska Ciidamada Qalabka sida ee Dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ee Dawladda, kuwasoo loogu talagalay dagaal ay la galaan ururka Al- Shabaab oo ka soo horjeeda wada hadaladii ugu dambeeyey ee Dawladdaiyo Maxkamadaha oo heshiis gaaray.

 

Warkan Dawladda ayaa sheegaya in ay lama huraan tahay in Kooxahaasi lala dagaalamo, ayagoo sheegay in ay yihiin rag ka soo horjeeda nabad ka dhalata dalka Soomaaliya ayna utageen Gobalka Shabeelada Hoose in ay barakiciyaan dadkii ka baxay Magaalada Muqdisho oo horey deegaanadaasi dhibaatooyin ugu heysteen waa sida ay hadalkooda udhigeene.

 

Dawladdu waxa ay sheegtay in aysan udulqaadan doonin gardarada iyo Daan daansiga qaawan ee ay sheegeen in ay ku hayaan Al- Shabaab Shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Dawladda, ayna isku diyaariyeen weeraro ay si toos ah ugu qaadayaan xarumaha lugu tuhmayo in ay joogaan.

 

Warkan dawladda kasoo yeerey ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan degmooyinka Shabeelada Hoose qaarkood ay la wareegeen xoogaga Al-Shabaab.

 





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >